(Akhriso) Jadwalka cusub ee Maxkamada ICJ u dejisay dacwada Badda 2021-ka

Maxkamada ICJ ayaa dib u dhigtay mar kale dhegeysiga dacwada badda ee Somalia iyo Kenya sababo la xiriira cudurka Coronavirus. Dib u dhacan ayaa waxaa si weyn uga soo horjeeday DF Somalia oo dooneysay in dacwada la bilaabo xiligii balan-sanaa oo ku beegan bisha soo socota ee June. 15-ka bisha March ee sanadka dambe ayaa … Continue reading (Akhriso) Jadwalka cusub ee Maxkamada ICJ u dejisay dacwada Badda 2021-ka